“ Doorashadii (2017) waynu ognahay dhaawaca ay inoo gaysteen Maayarrada Gabiley, Hargeysa iyo Berbera “

“ Doorashadii (2017) waynu ognahay dhaawaca ay inoo gaysteen Maayarrada Gabiley, Hargeysa iyo Berbera, marka waa in aynu doorashadan ku guulaysano inta badan lixda magaalo ee waaweyn iyo Gabiley. Ma lihin aynu ku ololayno cashuurta dadka magaalooyinkaa laga ururiyo laakiin, waa meel aynu iska daboolayno, waa in labada Xisbi Mucaarad iskaashadaan oo maayarrada inta badan qaataan si aynu Kulmiye miciyaha uga saarno,” Cabdiqaadir Jirde Guddoomiyaha KMG ee xisbiga WADDANI .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker