Ugu yaraan 32 qof Oo Ku Geeriyooday Shil Laba Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Masar

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku geeriyooday  66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka Masar .

Sida ay sheegtay Wasaarada Caafimaadka labo tareen oo aan xoog u socon ayaa waxsy isku hardiyeen magaalada Sohag.

Shaqaalaha gurmadka deg degga ah oo wata 36 ambalaas ayaa gaadhay goobta, iyagoo la tacaalaya xaaladda dadka dhaawaca ah .

Wasaarada caafimaadka waxay sheegtay in qasaaraha uu intaa ka badan karo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker