Fadlan ka qayb Qaado dhamaystirka Masjid Al xamdaan ee Burco

Burco(OWN) Masjidka al xamdaan oo ukuyaala magalada Burco, oo lagu samaynaayey dib ubalaadhin ayaa waxaa maanta warbaahinta kula hadlay in masjidkaasi u ubaahanyahay sidii looga qayb qaadan lahaa dhamaystirka masjidkaasi oo qabyo ah hada,
Waxaana warbaahinta umada muslimiinta uga baaqay Culimada ay kamidka yihiin sheikh cali warsame, sheikh salleebaan tartiibiye, iyo sheikh ciise cabdi isxaaq oo ah masuulka masjidkani gacanta kuhayey. Kuwaasi oo bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay kasoo qayb qaataan dhamaystirka masjidka alxamdaan ee magalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker