Daawo Nin Soomaaliya ku nool oo timihiisa awgood faquuq kala kulma dadka
Raage Cabdiqaadir waa muwaadhin Soomaali ah oo ku nool deegaanada Puntland, wuxuu ka midyahay dadka timaha badan daystay, hase yeeshee wuxuu sheegay in uu cunsuriyad kala kulmo dadka, iyada oo xitaa mar la xidhay.
https://www.youtube.com/watch?v=WkYys4RI9sw