Xisbiga KULMIYE Oo Dib Uga Noqday Ogolaashihii Musharaxnimo Ee Gudoomiyihii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Xisbiga KULMIYE ayaa diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame, oo u sharraxnaa Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.

Xisbiga ayaa sheegay in Musharax ka soo jeeda deegaankiisa uu ka sharraxan yahay Xisbiga kaas oo isaga ka soo horreeyay.

Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa ahaa Guddoomiyihii hore ee Guddida Doorashooyinka Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker