DIGNIIN : Dhakhtarada Turkiga
DIGNIIN
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib manta maxaad ka digaysaa
Kordhiye. Saaxiib waxa aan bulshada soomaaliyeed uga digayaa
Inay dhakhtarada TURKIGA udoontaan caafimaad iyo daawayn
Waxa ay noqdeen qaar tuug ah soo boob tegey immikana waa
La daba socdaa oo baadhitaan ay TV yo wadaan ayaa ku socda
Dadkii xanuunsanayay waxa ku khasban waxa ay yidhaahaan
Inay yeelaan marka ay lacagta ka dhamaystaan ayay odhanayaan
Xanuunkaagu dawo male iyagoo marka horaba og inaanu dawo lahayn
Laakiin waxa ay haynayaan inta ay lacagtu ka dhammaanayso
Waxa lahayaa dadkii ay iskaan la saaray kaga qaadeen dhawr jeer
Oo min 5000 kun oo doolara dadkii soomaaliyeed waxay noqdeen
Dad badaw ah oo doolar la yaacaya
WAA DIGNIIN AAN BEEN ABUUR KU JIRIN
Waxaa la xidhiidhaan CABDIXAAFID OO USHAQEEYA
UNIVERSAL TV
ALLAA MAHADLE
Guuleed liibaan snm1710@livecom