“Xisbigaygii Udub Markuu iga burburay Waaniga marba Xisbi galaya” Wasiir Siciid Sulub

Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga mudane, Siciid Sulub Maxamed, ayaa ku eedeeyeey xisbiyada Somaliland inay yihiin kuwa dadkii u kala saaray Qabaa’il oo qofkii murrashaxnimo doonaya, ku xidhaya inuu soo kaxayso odayaasha reerkiisa.

 

“Xisbigaygii Udub Markuu iga burburay Waaniga marba Xisbi galaya” Wasiirka Xanaanaadda Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed .

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker