ANAGOO AH REER AHMED FARAH MATAAN, WAXANU TACSI TIIRAANYA LEH, U DIREYNAA
Anigoo ah, Fowsiya Maxamuud Xandule, oo ku nool Finland, iyo
ehelkeyga oo ku nool, Jarmalka, Ingiriiska, Ausria, UAE iyo Somaliland.
Waxa aan tacsi la wadaagayaanaa, qoyskii, eheladii, bahdii dhaqanka, guurtidii, waxgaradkii, asxaabtii & Shacabka Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee caawa ku timid AHU Suldaankii Guud, ee Beelaha Somaliland Marxuum Sul Maxamed Sul Cabdulqaadir Sul Cabdillaahi Sul Diiriye, Alle Jannadii ha geeyo. Samir iyo iimana ilaaaheyna inaga siiyo.