Golaha Midowga Musharaxiinta Somaaliya Oo Ku Baaqay Shir Degdega Madaxweyne Farmaajo-na U Soo Jeediyey Inuu Kaga Soo Qaybgalo

Golaha Midowga Musharaxiinta Somaaliya, ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan dhammaan saamileyda Siyaasaddeed ee dalka, waxaana taageernay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in shirka lagu qabto Muqdisho, kasoo qayb galayaashana la ballaariyo oo ay Beesha Caalamkana goobjoog ka noqoto.

Mudane Maxamad C/llaahi Farmaajo wuxuu shirka kaga soo qaybgeli karaa oo qur ah in uu yahay murashax la mid ah murashaxiinta kale ee u taagan xilka Madaxweynimo, haddii uusan tartanka ka tanaasulin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker