“Wakaaladda Biyaha Hargaysa waxa laga sugaya in ay waraabiso 1.5 Milyan qof oo harraadan ..”
“Wakaaladda Biyaha Hargaysa waxa laga sugaya in ay waraabiso 1.5 Milyan qof oo harraadan, lagama sugayn inay macaashto $1.5 Milyan. Saacadda $50 ee aan baahida loo qabin ee baayac mushtarka ah waa in ummadda laga joojiyaa, dawladnimadu ganacsi maaha ee waa daryeel bulsho iyo danayn shacab,” Xisbiga Waddani