Daawo Barnaamij Cusub Oo Jaaliyadda Somaliland USA Kaga Hadlayaan arimaha siyaasada, dhaqaalaha, waxbarashada iyo dhaqanka ee Somaliland

Maalintii Jimcaha ee bishu ahayd 07/09/2018 ayaanu daahfurnay barnaamijka telefishan ee Somaliland USA Program oo idiinkaga iman doona Tempo Afric TV oo xaruntiisu tahay Minneapolis, Minneosta, USA. Waa barnaamij-telefishan todobaadle ah,madaxbanaan, laguna soo bandhigi doono arimaha siyaasada, dhaqaalaha, waxbarashada iyo dhaqanka ee Somaliland iyo Jaaliyada Somaliland ee North America.

Halkan hoose ka daawo barnaamijkii u horeeyay:

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Minneapolis, Minnesota, USA

geedwareershe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker