Dawlada Isbayn Oo Qafiifinaysa Xaaladii Deg-dega ahayd Ee Xayiraadda.

Dhamaan Dadka  Isbaanishka ah ayaa Loo Oggol yahay inay aadaan socod ama ay Ciyaaraan ka dib 48 maalmood oo aysan kasoo bixin Guryahooda si loola dagaallamo cudurka ‘coronavirus.

 

Spain ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn u sameeyay Covid 19 waana dalka Saddexaad.

Ku dhawaad ​​47 milyan oo qof oo reer Spain ah ayaa loo ogolaaday in ay Saacado kooban kasoo baxaan guryahooda, iyadoo dadka waaweyn loo oggol yahay inay guryahooda uga baxaan oo ay iibsadaan cunno, daawo ama ay eey ku socdaan.

 

Dhimashada coronavirus-ka ee Spain ayaa gaartay 25,100 sidda ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.

Wadarta kiisaska ayaa gaartay 216,582 .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker