iyakaaba isu dhamaynaaya
Iyakaaba isu dhamaynaya
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib beryahan ismaynaan waraysan
Bal ii waran maxaynu gaabis unoqonay.
Kordhiye.saaxiib waa runtaa waxaynu gaabis unoqonay dee qoladii
Aynu xumaantooda dadka tusi jiray iyakaaba isu dhamaynaaya
Warbaahintay u yeedhanayaan waxay caddaynayaan inaanay
Waxba ka xishoonayn anaa qaatay anaa wacan anaa leh
Anaa anaa anaa anaa .
Markaa saaxiib inta uhadhayna ha iska boodhaaqdaan .
Hadal ku khasaarayn mayno.
Guuleed liibaan snm1710@live com uk