Hanbalyo iyo bogaadin MUSHARAXIIN
Hanbalyo iyo taageero ku socota Aqoonyahanada lasoo xulay ee u sharaxan doorashooyinka gilayaasha baarlamaanka iyo deegaanka ee gobolka togdheer waxa ay ka mid yihiin aqoonyahanada dhalinyarada ah ee u soo baxay bulashada soo xulatay in ay u sharaxaan kuna matalaana golayaasha ay u sharaxanyihiin.
AQOON YAHAN Ahmes mohamed hurre (Barkhad) waa aqoon yahan ku suntan daacadnimo aqoon uu u leeyahay arimaha dhaqaalaha kartina u leh u adeegida bulshada, waxaanan ku hanbalyaynayaa bulshadii iyo gudidii soo xushay ee u doortay in ay u sharacaan golaha baarlamaanka ee gobolka togdheer.
Sidoo kle waxan hanbalyay nayaa AQOONYAHAN Abdi aziz abdilahi dhoomagaab oo isna ah dhalinyaro u gudan kara xilka loo sharaxay xilkasnimo iyo hawl karnimo si daacad ku jirto wanan ku hanbalyaynayaa alle na ha ku asturo dhamaantod.
Wabilaahi towfiiq