Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo la Dhacsan Qaabka Ay Dadku U Qaadaanaayaan Kaadhka Cod Bixiyayaasha.

Sida aynu ognahay waxa baryahan danbe ka socda goobayaasha iyo deegaanada qaarkood qaadashada kaadhadhkii cod bixiyayaasha intoodii aan u hore wali u qaadan,isla markaasina loo cusboonaysiinayo intoodii hore u qaadatay balse  uu ka lumay.

Marka aad eegto ama u koorgasho waxa aad ogaansaa in dadku ay aad ugu jeel qabaan in dhiibtaan cododkooda si ay u doortaan cida ay wataan ama ay isleeyihiin wuu u wanaagsanyahay dalka iyo dadkaba.
Waxa aynu nahay jamhuuriyad eebbe barakeeyay isla markaasina ku dhaqaaqay mucjisaad fara badan iyo waxyaalo badan oo la odhan karo waa horumar beesha caalamkuna waxa ay had iyo jeer inagu ixtiraantaa dimuqraadiyada iyo doorooshooyinka heerka caalamiya ee ka hirgala jamhuuriyada curdinka ee somaliland.
Haddaba waxa boggaadinaya sida  ay u wadaan hawlaha kaadhadhka cod bixiyayaasha ee aadka loo qaadanayo.
Hana laga fiirsado cidda la dooranayo ee gollaaasha deegaanka iyo barlamaanka,dawlafu si fiican wax u wadaa xisbiyada sifiican dhamaan waxa laga midaysanyahay danta qaranka iyo jiritaanka umadnimada ee somaliland ku caano maashay.
Hamse Riiraash.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker