Gabadha Uu Dhalay Madaxweyne Donald Trump Oo Lagu Soo Eedeeyey Musuqmaasuq
Gabadha uu dhalay madaxweynaha maraykanka ee doorashada 2020 looga guulaysaty Donald Trump ayaa wax laga weydiyay eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey kaddib markii la sheegay inay isdaba marisay lacagihii loogu talagalay caleema saarka aabeheed Donald Trump ee sanadkii 2017-kii.
Dacwad uu gudbiyay xeer ilaaliyaha guud ee degmada Colombia ayaa lagu eedeeyay Ivanka Trump inay sida ay rabto ka yeeshay lacago loogu talagalay caleemo saarka iyadoo loo marayo ganacsiyada Trump si loogu faa’ideeyo.