Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku boorinaya Qaadashada Kaadhka cod Bixiyayaasha
Jamhuuriyada curdinka ee somaliland waa dal tashaday,oo isku filnaaday ilaashadayna nabad galiyadiisa kuna dadaalay qiyimka dawladnimadiisa.
Waa dal ay ka hirgashay nidaam dimuqraadiyadeed iyo tartano doorooshooyin,wa dal dhaqaalo ahaan kobcaya ganasi ahaan wax fara badani ka socdo kuwaas oo daweynuhuna ay leeyihiiin.
Waa dal ifafaalo badani ka muuqdo madaxweynaha haatan jooganaa waa nin ku yimi tartan xorra iyo cod dadweynu waana muwaadin dalkiisa jecel.
Hadda waxa socda diiwaaan galinta meelaha qaarkood kuwaas oo saddexdeena xisbi ay isku af garteen oo ay kala hoggaaminayaan dr cirro madaxweyne muuse iyo eng faysal.
Haddaba si loo doorto gollayaal deegaan iyo barlamaan cusub oo wax badan qabta waa in aad loogi dadaalaa qaadashada kaadhka cod bixiyaasha.
Taasi oo qofkastoo muwaaadiinii xaq uu u leeyahay waa in wacyi galinta labadiyaa kaadhadhkana lagu dadaalaa qadaadshadiisa.
Guul gollayaasha deegaan iyo barlamaanka danbana llaga baaran dagaa si ay u noqdaam dad wqz badan qabta waa in la hellaa rag sida cabdikariin ahmed moogo oo kale guul somaliland meel kasta iyo mar kasta.
Xamse Riiraash