“Sarkaal baa lagu dilay Xuddun, way soo durkaysaa haddii…” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca gobolka Sool.

Guddoomiye Faysal waxa uu soo jeediyey in sida ugu dhakhsaha badan tallaabooyin wax-ku-ool ah oo xiddiddada loogu siibayo laga qaado kooxaha dilalka ka fuliya gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker