Ninkii Toogashada ku Dilay Fanaankii Hachaluu Hundeesaa Ee Dalka Ethiopia oo Qirtay Dambigiisii

Dawlada Ethiopia ayaa Sheegtay Eedaysanaha Lagu Magacaabo  TiHun Yami oo ka Mid ahaa Dadkii Bishii June Dalkaasi Loogu Gaystay Fanaan Caan ahaa Oo Lagu Magacaabi   jiray Hacklu Hundeesaa ,

oo La Qabtay Bishii Aynu Soo dhaafnay isaga iyo Afarka mid kuwa Lagu Tuhunsanaa Dilka Fanaanka ayaa Maxkamadda u sheegay in Loogu Hanjabay in Hadii uu Maxkamada Horteeda ka Cadeeyo Ciddii Hawshan u igmatay , Ay dili Doonaan Xubo ka Tirsan Qoyskiisa.i

Ninkan ayaa Qirtay inuu 30 Bishii  June uu Toogtay Fanaankii Caanka ahaa ee Hackluu Hundeesaa , Dambiilahan ayaa Maxkamada ka Codsanay inay u Ogolaato inuu isdilo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker