Saddex Qof oo isku Qoysa Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka SOOL

Saddex qof oo isku qoys ah ayaa ku dhimatay miino kula qaraxday deegaanka   Dharkayn-geeyo ee ku yaala gobolka Sool, kuwaas oo ahaa xoolo dhaqato.

 

Gudoomiyaha dharkayn-geeyo Sakariye Abdulllaahi Xirsi ayaa ka  warramay sida ay wax u dhaceen.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker