“Ma jirto Sabab ay iskugu imanayaan nin ciidan ah iyo nin xildhibaan ah” Xildhibaan Barkhad Batuun.
“Golahan waxaa lagu hayaa faragalin qaawan, cida ku haysaana waa madaxtooyada, mudane madaxwayne adiga oo somaliland odaygeedii ah waa kuu ayaandaro in subax kasta xildhibaano kooban aad madaxtooyada kula shirto oo khilaaf bilaabmo”.
“Madaxwayne hadii jiritaanka golaha aad ixtiraami waydo waxaa imanaysa in adigana madaxwayneninadaada goluhu aanu aqbali doonin.” Barkhad Batuun
Hadalka Barkhad Batuun ayaa u dhignaa sidan:–