Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Kulanadii ugu Dambeeyay
Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Kulanadii ugu Dambeeyay. Waxaana ka Mida Falanqayntan Kulanadii ugu Dambeeyay ee la Ciyaaray , Gaar ahaanna
Labada kooxood ee isku magaalada ah ee Manchester United iyo Manchester City ayaa markii afraad muddo saddex bilood gudahood ah iska hor imanaya, waxaana markan lagu ciyaarayaa Old Trafford oo martigelin doona kulankooda ugu dambeeya xili ciyaareedka