Gobolka Togdheer Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Dalka

Wasaraadda dhallinyrada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa gobolka Togdheer ka mamnuucday tartanka gobollada Jamhuuriyadda Somaliland  muddo afar Sanno ah.

Xulka gobolka Togdheer ayaa muddo isku dhex haystay gudaha garoonka ilaa marka danbe uu murankoodu sabab u noqday inay ka hadhaan tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker