UN Jooji Hawlgalandiina: Nala soo Xidhiidh Hadaydan Nafahmay!!

Waxay u qadan waa ahyid warqad ay wasaaradu qorshayntu u qortay haydaha U.N.  warqadaasi waxay ka koobanayid laba weedhood oo kaliya (two sentences). Warqadani Ma sharaxayso:

  • Waxay tahay (the letter does not introduce it’s purpose);
  • Waxa kale oo anay sharaxayn  sababta kaliftay goaankani in la qaato (the letter also does not explain why this decision has been made) ;
  • Warqadu may sharxin oo kale xadgudka haydaha UN Somaliland ka gaysanayaan waxa uu yahay (the letter also does not  elicit the contraventions  UN agencies committing against the sovereignty    of Somaliland) ;
  • Warqadu  masharaxayso qaranka Somaliland waxa uu kaga duwan yahay maamul gobaleedyds Somaaliya (the letters does not delenate  the differences between Somaliland and federal states of Somalaia);
  • Wax tusaale ah iyo talooyin ah  oo xaalkan lagaga baxayo ma shagayso (the letter does not outline  recommendation and resolution to the problem); and
  •  Gunaanadanad na malaha (no conclusion)

Marka xafiiska U.N. (country office) haddii goaan ka qaadan kari waayo  uma gudbin karo xarunta U.N. si warqadan ay u eegto islamarkan u fahanto cabashada Somaliland waxay daaran tahay — waayo macno lafamayaa kuma qora oo ka jawaabaysa— Sida maxay qonsadeen ama ka cabanayaan?Balse nasiib daro waxay kalifaysaa in xafiiska (country office) warqad ku lifaaqo raaciyo uu leeyahay —  waxaanu u malaynaynaa in Somaliland ka cabanayso sida ay iyagu ula muuqato. Taasin Waa qarankii oo afkiisi ku garnaqsanyn!!!

Markaasi miyaanay nasiib daro ahayn wasaaraddii qorshaynta ee mashaariicda dalka jangooynaysay oo waxa qaranku ka tirsanayo haydaha  U.N.  sharixi karin.  Maxaa dawlada hada ee Kulmiye ka horjooga dadka karti leh hawlaha qaranka u xusho?

Gunaanadka ayaa ah  U.N. inla yaabimayso kartidaradeena oo shaqadeeda ayay ka mid tahay — capacity building (kobcinta awoodeena ee caqliga) and good governance (maamul wanaaga).

Markale Waxaan cod dheer ku leenahay  hawlaha qaranka dad rari kara oo furi kara haloo cugto.

 

Ahmed Abdi Isse

Social Scientist

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker