Waxaad garataan.
Waxaad garataan.
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan bulshada s/laan
Weydiinayaa dalka labaatan jirkiisu isagoon meela ushaqo tegein
Yahay saaxiib malaayiin.
Kordhiye. Kkkkkkkkkk saaxiib innakaan dadkaba wareerin si fudud
Aankuugu sheego saaxiib dalkaasi isaga oo weliba aan la aqoonsan
Oo dadkiisuna foqor yahay dalkaasi waxa weeye S/ LAAN
KEENE.saaxiib ma qaar sixirka yaqaanbaa siday ku dhacaysaa
Kordhiye .saaxiib maya sixirka ma yaqaanaan aabahood ayaa ah
MADAXWEYNAHA DALKA.dabeed waa guro yaa waddani
ALLA HA SAHLO
GUULEED LIIBAAN .snm1710@live com.uk