Dawladda Shiinaha Oo Xadhiga Ka Jaray Biriijka Ugu Dheer Caalamka Ee Badda Dul Marta

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa si rasmi ah u furay biriisjaย  ugu dheer adduunka ee kormarta bad, arrintan ayaa qabsoontay ka dib sagaal sano oo dhisme lagu waday marinkaas.

 

Marinkan ayuu dhererkiisu yahay 55km wuxuuna isku xirayaa Hong Kong, Macau iyo dhulwaynaha Shiinaha, biriishkan ย waxaa ku baxay 20 bilyan oo doolarka Maraykanka ah, marar badan ayuuna dib u dhac ku yimid.

 

Samaynta biriishkan waxaa soo wajahay walaacyo dhanka badqabka ah, ugu yaraan 18 qof oo shaqaalihii dhisayay ka mid ah ayaa dhintay, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker