Daadmadheedh: Mahadcelinta Madaxweynaha W/Q: Siyaasi Khadar Figaase

 

 

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biihi Abdi & Wasiirka Wax Barashada & Tacliinta Sare Waxan Uga Mahad Celinayna Bahiyaha Adega Dugsiga Bodhinka Deganka Xaaxi & Qorshayasha Horumarineed Ee Gedi Socodka Dhismaha Kobaca Aqooneed Ee tayaynta Kor U Qadka Bodhinka Dugsiga Xaaxi & Balaan Qaadka Dhismaha Dayrka Dugsiga Xaaxi

Aaad Ayanu Ugu Mahad Celinayna Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biihi Abdi Wasiirka Wax Barashada & Taclinta Sare Waxaa Guul Ah Fulinta Qorshaha fikiir ahan Tallo Ahan Siyaasad Ahan & Xisbiga KULMIYE Ahan horumarinta dhismaha Guud Ee Gobolka Dadmadheedh Oodwayne bahiyaha Adeega Shacabka OODWAYNE Guul Iyo Gobanimo Warta Qaranka JSL

16/10/2020 October Ayaay Ahayd Maliintan Boqoshada Ugu Tagay Ardayda Bodhiinka Dugsiga Xaaxi & Mamuulka Dugsiga Xaaxi Macalimiinta Dugsiga Iyo Manta Mabsha Allaah Guul Fikiirkaygu Waa Horumarinta Guud Ee Degankayga iyo Shacabkayga OODWAYNE Dhalinyarada Dugsigu Xaaxi Waa Madaxdi Berito Ee Mustaaqbalka Deganka Gobolka Dadmadheedh Oodwayne

Alla Mahad Leeh

Wabilaahi Tawfiiq

By Mr Aqonyahan Siyaasi Khadar Fagase Dubad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker