Aqoonyahanad Fardus Maxamed Dheere Oo Wasiir Maxamed Kaahin Ka Codsatay In La Cafiyo Bilaal Bulshaawi
Codsiga sii deynta Bilaal Bulshaawi, Aqoonyahan Fardus Maxamed Dheere ayaa Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ee Somaliland ka codsatay in Bilaal Bulshaawi lagu cafiyo fadliga Axmed Dheere oo ahaa duuliye diyaarad Siyaad bare usoo diray inay duqayso Hargeysa oo iska diiday, dabadeedna Jabuuti ka dejiyay kaas oo Bilaal ay kasoo wada jeedan isku beesha Hawiye/Abgaal.
Halkan hoose ka daawo