Soomaaliya oo Kaalinta 1aad ka gashay Dalalka ugu Musuqa badan Adduunka iyo Maraykanka oo Su’aal la galiyey

Berlin (OWN)- Dalka Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka galay waddamada ugu musuq-maasuqa badan adduunka, halka dalka Denmark uu noqday waddanka ugu musuqa yar adduunka.

 

Sida lagu shaaciyey warbixin ay soo saartay hay’adda Transparency International, qiimeynta dalalka ayaa lagu jaan-gooyey dhibco u dhexeeya 0 ilaa 100, waxaanay labadan waddan xagga ugu hooseysa iyo xagga ugu sarreysa kaga jiraan liiskan oo sannadkiiba hal ay soo saarto hay’adda TI oo qiimeyn ku samaysa nidaamka maamul-wanaagga dowladaha caalamka.

 

WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN KA AKHRISO HALKAN

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker