Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku baaqay in Maxkamadda la soo taago Xildhibaan Xasan Shahar iyo Sababta

Hargeysa (OWN)- Xubno isugu jira Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Dhalinyaro dareenkooda ay taabatay, ayaa si adag uga jawaabay eedaymo uu Xildhibaan Xasan Shahar u jeediyay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee caasimadda Hargeysa.

Eedaymaha uu Xildhibaan Xasan Shahar u jeediyey Sheekh Aadan-Siira, ayaa ka dambeeyey kaddib markii uu Sheeku si adag u dhaliilay wax-qabadka xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan kuwa Caasimadda Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker