Shacabka Burundi Oo Doortay Madaxweyne Cusub
Evariste Ndayishimiye ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweyne ee toddobaadkii hore kda dhacday dalka Burundi waxana uu helay 68.7 boqolkiiba sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka.
Guddiga Doorashada Burundi ayaaheegay in musharaxa xisbiga mucaaradka Agathon Rwasa uu helay 24% boqolkiiba codadka la tiriyay.
Guddoomiyaha guddiga Doorashada Pierre Claver Kazihise ayaa sheegay in doorashada si weyn loogu soo baxay isl sidoo kale sa markaana ku dhamaatay nabadgelyo.