Raysal wasaaraha Soomaaliya oo dalka ka caydhiyey wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya .
Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa muddo 48 saacadood guduhooda u qabtay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira in uu dalka kaga baxo.