Raysal sawaarihii hore ee Denmark Lars Løkke Rasmussen nin ku dayasho mudan
Raysal Wasaarihii hore ee Denmark Lars Løkke Rasmussen oo laba jeer soo noqday y Raysal wasaare dalka Boqortooyada Denmark Oo kursiga lagaga adkaaday islamarkaasna baneeyey 28 june 2019, mudo 10 sano ka badana hogaamiyaha xisbiga Liberalka dalka .
Waxaa la arkay isaga oo laba bacood oo adeeg ah ka soo iibsaday mid ka mid ah supermarkedka ugu alaabta jaban oo saaka Metro (aanay cidi wadiin) isla markaana maskii in qofka public transport raacaya lagu soo rogay xidhan.
Raysal wasaarahani waa Raysal wasaarihii ugu saamaynta badna dalkan
Labada bacood way buuxaan roob ayaa da’aaya dad badan waxay isweydiinayaan maxaa odeyga rafaadkaa ugu wacaan ee baabuurkiisa u soo kaxaysan waayey.
Cid bodyguard ah oo la socota ma jirin
Marka aad qirto in xilka madaxweyne ama Raysal-Wasaare inu yahay shaqaale dadku ku dhiibteen mudo cayiman
Ee xilka wakhtigiisana ku wareejiso waxaad u dhaqmi doontaa sidan ninkan odeyga ah ee +60 years jira.

Amb Abdirizaq Ahmed Ina-Afqaraf