Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Ninka leh Maanta Kulmiyaan Doonayaa Inaan Gudoomiye Ka Noqdo ee yidhi Maxamed Kaahin  Waalasoo dhaafay Xiliguu Xisbiga Ku Loolami Lahaa!! Aflagaadeeneyay madaxweyne muua biixi ..ninkaas Maxamuud Xaashi la dhaho maanu ahayen horta ninkii dalaka laga saaray oo Ina Cigaal Dalka ka saaray!!!, Waa Tuug Afar Kaboodle silaanyo aya eax ka dhigay maanta see cid u joojinayso aya iska yar waayo ragii dalkan u soo tabcay aya maanta haysta lomana ogola xashiish uraya oo taariikh madow kuleh bulshada somaliland..

Xisbigan Kulmiye waa kii talada dalka ku guulaystay sanadkii 2010 isagoo guul weyn oo balaadhan ka soo hooyey doorashadaa , Xisbigan ayaa ah mid gaadhay heer u dhigma xisbiyada waaweyn ee caaalamka ka jira marka loo eego baaxadiisa taageero ee uu ka haysto dhamaan shacabka Somaliland meel walba oo ay aduunka ka joogaan, taageerayaasha Xisbigan ayaa noqday kuwo aad ugu kalsoon xisbigooda iyagoo aan u u baqyn xisbigooda..

Xisbiga kulmiye ayaa soo maray taariikh dheer oo ay marmarka qaarkood ay dad badan oo xsibiga dibada ka jooga ay is lahaayeen in xisbigani uu gelbanayo , laakin mar walba xisbigani marxaladahaa kala duwan ee uu soo maray wuxuu kaga soo gudbayey wadatashi ,kulmiye ayaa marxalad walba oo la soo gudboonaata ka sii dhaxla xoog iyo dardar hor leh..

Xisbiga kulmiye waa xisbi ogol kala duwanaashaha fikradaha siyaasdeed ee xisbiga gudahiisa madaama ay ku salaysan siyaasada ama xeerarka u yaala ,saas awgeed wax caqabad ka hor imanayasa shirwaynaha xisbiga bisha soo socota ma jiran wuuna ku dhamaan doona jawi wanaagsan oo loolan xalaala.

Shirweynuha waxa isku iman doona tiirasha siyasadda dalka, oo u ugu horeyo madaxweynehii hore axmed maxamed maxamuud silaanyo , waxaana lagu dooran doona hoggamiyasha xisbiga…

Hadal iyo qoraal danbe uma yaalo mucaaridka maanta madaama u kulmiye u shiridoono , kulmiye talaabooyinkii udubtii ma qaadanayo maana burburayo waa xisbi sii jiri doona 100 sanno oo soo socota!! amba yeela mucaaridu amba diida !!

Qore khadar ibrahim cabdi matan

Khadar_kulmiye@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker