Odayaasha Hawiye Oo Wakiilka QM Horgeeyay Dacwad ka Dhan ah Heshiiskii Arimaha Dorashada.

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo uu hoggaaminayay Maxamed Xasan Xaad ayaa la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Kulankaan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa looga hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka.

Odayaasha Dhaqanka ee Xaad hoggaamiyo ayaa Cabasho ka qabay hanaanka doorashooyinka dalka.

Waxaa sidoo kale jira in dhaliilo joogto ah ay hawada marinaayeen Madaxweyne Farmaajo, waxaana qaarkood ay qabaan walaac ku Aadan Heshiiskii lagu Gaadhay iyo Walaac ay ka Qabaan Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker