Mucjiso: Ninkii Dilay Raiisul wasaarihii hore ee Sweden 1986 oo aan Wali Dacwad lagu Soo Oogin

Xeer ilaaliyaha gacanta ku haya kiiska dilkii Ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Olof Palme (S), Krister Petersson ayaa dhowaan shir saxaafadeed ka sheegay in nin magaciisu yahay Stig Engström amba”Skandiamannen” uu ka dambeeyay falkaasi.

 

In kasta oo u xeer ilaaliyuhu ku dhawaaqay in ninkaasi toogtay  Olof Palme iyo Xaaskiisa sannadkii 1986, Balse aan  ilaa imika  dacwad la gu soo oogi karin, maadaama uu geeriyooday Stig Engström sannadkii 2000.

 

Xigasho Radio Swedan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker