Dowlada Somaliya Oo War kasoo Saartay Qaraxii Shalay Galab ka Dhacay Muqdisho.(Akhriso)

 

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Cambaareysay Qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu Shalay galab ka fuliyay maqaayada Blue sky oo ku taala magaalada Muqdisho halkaasoo dad shacab ah khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka soo gaaray.

Qaraxan ayeysan jirin illaa hadda cid sheegatay inkastoo qaraxyo la mid ah oo horey u dhacay ay sheegatay kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowlada Somalia iyo ciidamada shisheeye ee taageeraya.

Halkan ka Akhriso:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker