Wakaalada AFP Ayaa Soo Bandhigtey Fursadaha Somaliland Uga Banaan Tiawan
Hargaysa (OWN) Wakaalada AFP Ayaa Shaaca Ka Qaadey Fursadaha Dhaqaajinayaa Xidhiidhkii Ay Wadayeesheen Tiawan Iyo Somaliland Waxeyna Sheegtay Wakaalada AFP Iney Labada Dawladoodba Iska Kaashan Karaan Fursado Haatan Ka Banaan Beesha Caalamka Taasina Ay Fursad Unoqon Karto Dawlada Curdinkaa Ee Somaliland
Muuqaalkanka Ka Daawo Warbixinta Ay Wakaalada AFP Ku Warantey