Ka Teggida Salaaddu Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo
Ka Teggida Salaadduย Waxay keentaa Ballan Eebe iyo Mid Rasuul Oo laga Baxo,
Salaadu Waa Waxa ugu Horreeya Ee Laga Xisaabiyo Adoonka Maalinta Dambe Ee Qiyaame, Ma Bad-Baado Qofku illaa uu iyada Ooggo, Acmaasha Kaleย Xisaabteeduย Waxay Ku Xidhabtahay Waa Salaadda:
Eebe Weyne, Rabbigii Sharafta lahaa Wuxu sheegay Oo cadeeyey Muhiimada Ballankiiย Uu la galay Nebbi ibraahiim iyo Ismaaciil Eebe Raali haka ahaadee:
ูุนูุฏูุง ุงูู ุงุจุฑุงููู
ูุงุณู
ุนูู ุงู ุทูุฑุง ุจูุชู ููุทุงุกููู ูุงูุนุงูููู ูุงูุฑูุน ุงูุณุฌูุฏ)
Siddaas ayaa Eebe kula Ballamay inay U Diyaariyaan Guriga Ilaahay, Iyagoo u Adeegaya Dadka Wareegaya, Dadka ku ictikaafaya, Kuwa Sukuudaya iyo Kuwa Rukuucaya Ee Salaad Sallaad ku sugaya.
Siddaa Awgeed Ayaa Eebe Ku yidhi Rasuulkiisa Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha Ahaatee: ( Ammar Ehelkaaga Salaada oo ku Samir,ย Kuma Weydiin doono Irsiq, Annaga ayaa ku Irsaaqi doonna, Cidhibta Wanaagsan Waxa iska Leh Cidii Eebe ka Cabsoota).
ูุงู
ุฑ ุงููู ุจุงูุตูุงู ูุงุตุทุจุฑ ุนูููุง ูุง ูุณูู ุฑุฒูุง ูุญู ูุฑุฒูู ูุงูุนุงูุจู ููุชููู)
Mar kale ayaa Eebe Weyne ummadiisa u Sheegayaa Tabihii ay ku badbaadi lahaayeen kaas oo ay Sallaadu ugu Horeyso wuxu yidhi:
ูุงุกููุง ุงูุฏูู ุงุกู
ููุง ุงุฑูุนู ูุงุณุฌุฏู ูุงุนุจุฏู ุฑุจูู
ูุงูุนูู ุงูุฎูุฑ ูุนููู
ุชููุญูู .
Markale Ayaa Eebe Weyne inagu booriyey Muhiimada ay leedahay Ilaalintaย salaadu
ุญูุทู ุนูู ุงูุตููุงุช ูุงูุตูุงู ุงููุณุทู ูููู
ู ููู ููุชูู
Markale ayaa illaahay u goodiyey Kuwa Gudashada Salaada ka dib-dhaca, Waxaanu Korkooda Saaray Goodi daran oo ah inay Geli doonaan Waaddi Naarta Jahano ku yaala Oo qayi la yidhaahdo Waxaanu yidhi:
ูุฎูู ู ู ุจุนุฏูู ุฎูู ุงุถุงุนูุงูุตูุงู ูุงุชุจุนู ุงูุดููุงุช ูุณูู ููููู ุบูุง
Siddaa ayaa Illaahay Ballan uga Qaaday Dadka Ballankaas Oo ah Salaada, Ballankii Ilaahaynaย Waa ka baxay qofkii Salaada Dayacay.
Waxaan Kasoo Tarjumay Kitaabka ุงูุฏูู ููุงูุตูุงู
W/Q: Cabdirisaaq Darwiish