Daawo:-Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogtay Ganacsatada.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xassan Sacad Shaajin oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu fariimo u diray ganacsatada Somaliland,ย farimahaas oo ku saabsan inay sameystaan liisamada ganacsiga………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan