Dhegayso: Falanqaynta Shirkii Dhuuso mareeb 3 ee lasoo Gabagabeeyay
Shirkii Dhuusamareeb 3 oo qodobbo ay dhinacyadu ku heshiiyeen, ayaa waxa uu imaanaya iyadoo beesha caalamku ay walaac ka muujisay ka maqnaashiyaha shirka ee madaxda Jubbaland iyo Puntland.
Golaha ammaanka ee QM ayaa wakiilka xog-hayaha guud ee QM arrimaha Soomaaliya u qaabilsan, James Swan ka dhageystay xaaladda dalku uu marayo.
Falanqaynta Shirkaasi Halkan Hoose ka Dhegayso:
Audio Player