Dhegayso: Khilaaf ka taagan Guddi uu Magacaabay Madaxwaynaha Jabouti Ismaaciil Cumar Geelle

Dhegayso: Dalka Djibouti ayaa waxaa ka taagan dood la Xidhidha go’aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan Golaha wasiirada la horgeyn.

Guddigan waxaa wareegto ku meel mariyay madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.

Hadalkaas Oo Faahfaasan Halkan hoose ka Dhegayso:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker