Daawo: Jaamacadda Eelo oo La Kulantay Ardayda dhamaysatay Dugiyada Sare ee Gobolka Awdal , Kulankan oo ahaa Mid Si Heersare ah Loosoo Agaasimay ayaa ka dhacay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama https://youtu.be/v9Mj0ETudpg?t=22