FALLAN-QEYN:Meeqaam Nooce ayay Somaliland kaga qeyb-galaysaa Caleemo-saarka Ahmed-Madoobe?
Hargaysa:(OWN)- Warar soo baxaya,ayaa sheegaya inay Somaliland ka qeyb-galayso Caleemo-saarka Ahmed-Madoobe,kaas oo dhawaan la filaayo inuu Kismaayo ka dhaco.
Inkasta oo aanay Xukuumaddu si ramsi ah arrintan uga hadal,haddana su’aasha Meesha iminaysa ayaa ah qaabkee ayay Somaliland uga qeyb-galaysaa Caleemo-saarkaa.