XIDHOO SOO DAA

Xidh iyo soo daa

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadan s/ laan

Maxaa ugu wacan xidhigan faraa badan.?

Kordhiye. Saaxiib maxaan kula yaabay ma taasaad maanta

I weydiinaysaa waa yahay waan kaaga jawaabayaa.

Saaxiib horta xukuumadani maamul dawladeed waxba kama taqaano

Madaxweynuu waa askari waxa labaray isdifaac naxariis ha yeelan

Aqoon siyaasadeedna inta badan lama baro debeed haddii uu madax noqdo

Ma ogolaado cid ka aqoon badani inay la shaqayso taasi waxay ku khasbaysaa

In shaqaale aqoon badan aan la hayni xukunkii gacanta ku dhigaan

Taasi waxay qofkii dhaliila xukun qarqooshkaa ee aan usacab tumin in la xidho

Waayo xalkale mahyo oo waxan lagu dhaliilayo aqoon uma laha markaa

Waa inuu xanaaqo oo denbi qofku aanu gelin loo sameeyo dabeed la xidho

Xukuumadanina ismay la hayn xukunbaa qabanaysaan ilaa immika shakibaa

Ku jira inay madadii yihiin dabeed waxay odhanayaa lacagtan qaado bal in cidi

Jirto kaa reebtaa male shirkadan samayso oo mashaariicda oo dhan adigu

Qaado way dhabawday ok hadaba mar haddaanay jirin cid inaga sarraysaa

Aqoonbadana ay naan lahayn dadka aan ku mashquulino xidhoo soo daa

5 sannadoodna sidaa haku dhammaato innakoo taahiriina malaayiin hayna

Dabeed ciddii doonaysaa ha qabsato.

 

 

Alla ha sahlo

Guuleed liibaan snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker