Cuqaasha Gobolka togdheer. “Diidnay Ganaaxa Ciyaartoyga” + “Diwaangelintu suurtogal maha”
Burco(OWN) Cuqaasha Gobolka togdheer ayaa diiday Ganaaxa 4ta sano ee Ciyaartoyga Gobolka togdheer, waxanay ka hadleen Diwaangelinta Komishionka