Waa Ayaan Daro
Waa ayaan daro
Keene iyo kordhiye
Keene . waar yaa kordhiye saaxiib miyaad filaysay qof ka mid ahaa
Rajiimkii faqashta ee dagaalka kulul dalka lagaga xoreeyay inuu
Manta kaga aood bato kii ka xoreeyay oo weliba uu isaga jeelka dhigo
Isagoo weliba ku faana inuu faqashtii ahaa.
Kordhiye. Saaxiib horta waa ayaan daro inay sidaasi dhacdaa
Isaga qudhiisaa isla yaaban waxan oo dhanna wuxu moodayaa
Inaanay run ahayn ee uu riyoonayo dabeed waxan oo xumaana
Wuxuu usamaynayaa inuu riyada ka baxo oo ogaado inuu isagii
Yahay mar mar muraayaduu isku eegayaa si uu isu hubsado
Waxa saaxiib ayaan daro labaada in laleeyay m/weynuuna waa
SNM . markaa saaxiib arintaasi is qaban mayso wuxuunbay soo
Baxaysaa inaan madax weynuu ahaan jirin SNM BALSE UU
YAQAANAY . markaa malaa xorayn kale yay ubaahantay .
Guuleed liibaan snm1710@livecom.uk