Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo ka hadlaya xuska sannad-guurada 60-aad ee 26 Juune

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda 26 Juune ee Somaliland  ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker