Daawo; Dawlada Iiraan oo Ogolaatay inay Dhiibto Sanduuqii Madoobaa ee Diyaaradii Yukrayn ee ay soo Riday
Daawo; Dawlada Iiraan oo Ogolaatay inay Dhiibto Sanduuqii Madoobaa ee Diyaaradii Yukrayn ee ay soo Rideen , Sidaana waxaa Warbaahinta u Sheegay Wasiirka Arimaha Debeda ee Iiraan , Waxaana Loo diri doona Magaalada Paris ee Xarunta Faransiiska