Ra’isal Wasaarha UK Boris Johnson oo loogu baaqay in uu iscasilo Iyo Sababta?

Hoggaamiyaha mucaaradka ee hor kacaya xisbiga shaqaalaha UK ee Labour-ka, Sir Keir Starmer, ayaa mar kale ku celiyey dalabkiisa ku aaddan in Ra’isalwasaare Boris Johnson uu baneeyo xafiiska.

Baaqan ugu dambeeya ayaa ku soo aadaya daabacadii warbixinta baaritaankii hormuudka ay ka aheyd gabadha lagu magacaabo Sue Gray ee baadhaysay in xafladihii lagu qabtay xafiiska Ra’islawasaaraha intii lagu jiray xayiraadaha Covid-ka ay ka soo hor jeedeen sharuucdii dalka loo dajiyey ee ku aadanaa xakameynta fayraska Corona.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker